Somalilist waa Shabakadii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo xayeysiis ‘BILAASH’ ah u sameeysa shacabka Soomaaliyeed. Baahida wayne ee ka jirta isku xidhka iibiyaha/iibsadaha ama kireeyaha/kiraystaha, gaar-ahaan qurbajoogta iyo qol-qoljoogta awgeed ayey ka dhalatay Somalilist.com.

Shabakadu waxay leedahay qaybo u gaar ah iibka/kirooyinka dhulka, guryaha, Appartments, xafiisyada iyo waxbadanoo soo socda. Waxaanu u heelanahay inaad sida ugu sahlan ku hesho waxaad doonayso iib iyo kiroba..

Sign In

Register

Reset Password

Please enter your username or email address, you will receive a link to create a new password via email.